Warbixintii labaad ee taxanayaasha falkii dil iyo kufsi ee Galkacyo ka dhacay. (dhegayso)

Intiinii dhegaysataay. Barnaamijyadeennii shalay iyo xalayba waxaan idinku soo gudbinnay warbixintii koowaad ee aan ka diyaarinay falkii xumaa ee dalka iyo kufsiga iskugu jiray ee Galkacyo ka dhacay.

Haatanna waxaana idin soo gudbinaynaa warbixintii labaad ee arrinkaasi la xiriirta, taasoo ku saabsan dareenka bulshada iyo dadaal falkooda.

(Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa inoo diyaarshay, inoo soo jeedinaya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com