Taliska Booliska dhoobley oo dib habeyn lagu sameyeey

HomeWararka

Taliska Booliska dhoobley oo dib habeyn lagu sameyeey

Taliyaha guud ee ciidanka Dowlad goboleedka Jubbaland Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa dib u habayn ku sameeyay Taliska booliska magaalada

Xasan Jabhad: “Waa nala haystaa nala gumeystaa halgan baa nagu waajiba … Mustafe asna carada ha ka koro oo dadka ha hoggaamiyo” (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh” Shacabka ka u midoobaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”
Wasaaradda Cadalaada Puntland oo sheegtay in berri oo jimco ah soon ay tahay

Taliyaha guud ee ciidanka Dowlad goboleedka Jubbaland Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa dib u habayn ku sameeyay Taliska booliska magaalada Dhoobleey.

Taliyihii hore ee ciidanka booliska magaalada Dhoobleey Gaashaanle Dhexe Haybe Axmad Cabdulaahi ayaa laga qaaday xilkan waxaana loo badalay taliska qaybta booliska ee gobolka Jubbada Hoose.

Dhinaca kalena wuxuu Taliyuhu u magacaabay Gaashaanle Maxamuud Cabdi Daahiye in uu noqdo Taliyaha cusub ee ciidanka booliska magaalada Dhoobleey, halka uu Dhamme Maxamad Cabdulaahi Kureed uu u magacaabay ku xigeenkiisa.

Hoos ka akhriso.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: