Wasaaradda Cadalaada Puntland oo sheegtay in berri oo jimco ah soon ay tahay

Wasaaradda Cadalaada Puntland oo sheegtay in berri oo jimco ah soon ay tahay

Wasiirka cadaalada Puntland Cawil.Sheikh Xaamud iyo culimada Garoowe oo caawa si wada shir ah Shir jaraa’di ugu qabtay Garoowe ayaa iclaamiyey in beri oo jamce ah ay tahay soon.

Wasiirku wuxuu sheegay in bisha laga arkay degaano dhowr ah oo ku yaala Gobolka bari gaar ahaan degaanka faluuja.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0