HomeUncategorized

Tahriibayaal Afrikaan ah oo soo gaaray Talyaaniga

Talaad, May 05, 2015 (Daljir) — Ku-dhawaad 5,800 Tahriibayaal oo ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen ayaa maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaniga.

Markab laga leeyahay Talyaaniga oo afduub loogu haystay xeebaha Somaliya oo la sii daayey. [Akhris …]
Tiro ka mid Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Puntland oo Maanta lagu Dilay Weerar Qarax
Xildhibaannada cusub ee federaalka oo maanta lagu wado in la fariisiyo iyo guddiga xulidda oo xaqiijiyey in uu buuxo mug sharciyeedkooda fadhi.

Talaad, May 05, 2015 (Daljir) — Ku-dhawaad 5,800 Tahriibayaal oo ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen ayaa maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaniga.

Weriye ka tirsan Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay inay Dekeddu mashquul ahayd, isla markaana Tahriibayaasha laga baarayey haddii ay qabaan cudduradda la is-qaadsiiyo.

Hawlgalka lagu soo badbaadiyey Tahriibayaashaasi ayaa waxay iska kaashaday Ciiddanka Badda ee dalalka Talyaaniga iyo Faraniiska oo iska kaashaday soo daad-gureynta Tahriibayaashaasi.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: