
Waxaan halkaan looga tacsiyeynayaa guud ahaan ehelada iyo qaraabada gaar ahaan Reer Xasan Siciid Ismaaciil oo uu ka geeriyooday Dr. Maxamed Xasan Siciid oo 16/09/2015 ku geeriyooday magaalada Krintinehamn ee Dalka Sweden, mantana (02/10/2015) lagu aasay magaalada Vasteras ee Dalka Sweden.
Dr. Maxamed Xasan Siciid wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho sanadku marka uu ahaa 1968. Wuxuu Waxbarashada asaasiga ah ku qaatay magaalada Muqdisho, kadib wuxuu kabaxay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, wuxuuna waxbarashada dhakharnimada cudurrada guud ka dhamaystay magaalada Roma ee dalkaTalyaaniga. Sagaalkii sano ee u danbaysay wuxuu kashaqaynayey Isbitaal ku yaalla magaalada Krintinehamn ee Dalka Sweden oo ku geeriyooday taariikhdu marka ay ahayd 16/09/2015.
Allaah ha u naxariisto, jannadiisa ha geeyo, ehelkiisana sabiri yoiimaan ha kasiiyo. Aamiin.
Dadka tacida tiraya waxa ykala yihiin:
- QUD Cali QUD Maxamed QUD Cismaan
- GARAAD Xuseen Siciid Xasan
- NABADOON Mustafe Salaad Cali
- NABADOON Muxyadiin AadanMaxamuud
- NABADOON Cali Yuusuf Maxamed
- NABADOON FaaraxSiciid Deer
- NABADOON CumarBayrIbraahim
- NABADOON FaahiyeMaxamed Seed
- XILDHIBAAN Siciid Cali Maxamed
- GANACSADE FaaraxXirsi Cali
- GANACSADE GeelleMaxamuudMaxamed
- GANACSADE MaxamuudMaxamedBarre
- GANACSADE C/LaahiXirsi Cali
- XILDHIBAAN MaxamuudCumarHurun
- GANACSADE C/CasiisDucaale (Gaafuun)
- GANACSADE AxmedMaxamedBarre
- GANACSADE SalaadYuusufMaxamed
- NuurBarreSamatar
- JaamacMaxamedDalmar
- Asli Qodax Maxamuud
- Cabdi HurunCiise
- AGAASIME Ashkir Nuu rQodax
- SIYAASI Axmed Seed Nuur
- SIYAASI BootaanBarreSamatar
- Yaasiin Waaberi Shancadde
- MuuseHurun Ciise
- Yaasiin Maxamuud Seed
- SiciidMaxamedCiise
- MaxamedSiciidXasan
- Cali MaxamedCiise
Waxaa Tacsi Taa Lamid ah Diraya
- MaxamedCiiseXaajiCumar
- DhaharCiiseXaajiCumar
- Cabdi MaxamedNuurBarre
- Mubaara k MaxamedCumar
- Faysal DhaharCiise
- Sahal LiibaanMaxamud
- Cabdi Liibaan Maxamud
- Faadumo Liibaan Maxamud
- Muriyo MaxamedSiciid
- SiciidI smaaciilMaxamuud
- C/Qaadi r Nuu r Qodax
- Maxamuud Siciid Ismaaciil
- Saacid AadanJaamac
- Cismaan Muuse Hurun
- Axmed XasanAbtiile
- MubaarakAyaanleBigwan
- Mahdi Yuusu fAxmed
- C/Laahi MaxamedDalmar
- Maxamuud Cuma rCuddoon
- Maxamuud Xasan Dheere
- ShoodheBuraale
- MaxamuudFaaraxBayr
- Axmed Siciid Deer
- Cismaan Maxamed Cumar
- Axmed Yuusuf Axmed (Boqoljirow)
- Cilmi Maxamuud Yaasiin
- Cilmi Cumar Ismaaciil
- Cumar Cismaan Wayrax
- Cumar Cali Maxamed
FAALLOOYIN & FALCELIN