DHEGEYSO-Siyaasi Siciid Diiriye oo si kulul uga hadlay doorashada dalka.

Garoowe, Dec 05 2016-Xildhiban hore Siciid Diiriye oo ka Mid ah Siyaasiyiinta Soomaida Horayna Xildhiban uga Soo Noqday Puntland Baarlamaka Kan Jooga ka Horeeyay ayaa Si Kulul uga Hadlay Arimaha Doorashada iyo Siyaasada wadanka Meesha ay Marayso.

 
Sicid Diiriye Waxaa u aad u Dhaliilay Ficilada Madasha iyo Heshiisyadii Hore ee ahaa Hanaanka Doorshada Dalka Isagoo Sheegay inay Puntland ahayd inay ka Hortimaado Sida ay Hada wax u Socdan waxa uu Macno Daro Ku Tilmaamay Safarka  Madaxweyne ku Xigeenka Puntland iyo Gudoomiyaha Baarlamaka Puntland  ay Ku Joogan Magaalada Muqdisho .
 
Isagoo Ku Eedeyay Madaxda Waqtigoodii Dhmatay ee Xasan Sheikh iyo Raysal wasaare ccc in ku Fashil Mee Siyaasada Dalka   ayna Qeyb Ka Yihiin Qalaasaha Siyaasaded ee Wadanka Ka Socda .
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com