Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha 21aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo magacaabay mudane Xamse Cabdi Barre.

Wuxuu Ku dhashay Kismaayo, 48 jir, Aabbe 8 caruur ah leh.

Xildhibaan Golaha Shacabka, lasoo doortay 28 December 2021, deegaan doorashada Kismaayo, Jubaland.

Waxbarashada: MBA in Management, International Islamic University of Malaysia (2009), BA in Management, University of Science and Technology in Yemen (2001)

Khibradda shaqada:

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland (2019-2020)

La Taliye Sare, Wasaaradda Dastuurka JFS (2015-2019)

La Taliye Arrimaha Maamulka, Gudoomiyaha Gobolka Benaadir (2014-2015)

Xoghayaha Xisbiga UPD (2011-2017)

Ka mid ah aasaasayaasha Jaamacadda Kismaayo, ka soo qabtay dhowr xil, sida Gudoomiye Ku Xigeenka Jaamacadda

Bare Sare, Jaamacadda Muqdisho

Xoghayaha Guud, Daladda Waxbarashada FPENS (2003-2004)

Geedisocodka siyaasadda dalka khibrad mug leh ayuu u leeyahay, waana local (dal joog).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com