Suuqa Gaalkcyo oo dib u Furmay Kadib Heshiis dhexmaray Puntland & Galmudug (dhegayso+Sawiro)

Suuqa Gaalkcyo oo dib u Furmay Kadib Heshiis dhexmaray Puntland & Galmudug (dhegayso+Sawiro)

Suuqa Magaalada Galkacyo ayaa dib loo furay kadib dagaalkii malinimadii khamiistii ka dhacay magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug, Dagaalka ayaa sabab khasaare isugu jira naf iyo maal kasi oo dhexmaray Ganacsatada labada dhinac

Gudoomiyayaasha Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa Manta sheegay in ay ku guulaysteen heshiis hor udhac ah kaasi oo dib lagu furayo dhamaan suqa magalada Galkacyo.

Warbixintan Wariye Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa Gaalkcyo Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com