Suldaan Maxamed: “Puntland Beelo Xaqiran baa ku Nool; Beelo Jarjar ah sida Beesha Shanaad baa ku Nool”

HomeWararkaMaqaalo Kale

Suldaan Maxamed: “Puntland Beelo Xaqiran baa ku Nool; Beelo Jarjar ah sida Beesha Shanaad baa ku Nool”

Suldaan Maxamed Yuusf oo kamid ah salaadinta Puntland, hadana ah qurbajoogta Puntland, kuna sugan dalka Austria, ayaa soo dhaweyeey talaabadii uu Mada

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 75aad daawo)
Duterte, “Argagixisada waa Shiilanayaa oo Cunayaa!”
Danta guud ee Dalka halaga hormariyo danta gaarka ah (FAALLO)

Suldaan Maxamed Yuusf oo kamid ah salaadinta Puntland, hadana ah qurbajoogta Puntland, kuna sugan dalka Austria, ayaa soo dhaweyeey talaabadii uu Madaxweyne Gaas qaaday ee ahayd in Barlamaanka Puntland lagu soo daro beelaha ka maqan.

Suldaanka ayaa sheegay in qurbajoog ahaan ay soo dhaweynayaan tallaabadaas, isla markaasna Madaxweyne Gaas looga fadhiyo in uu caadil noqdo.

Suldaanka ayaa xusay taarikhda Puntland iyo beelihi ka qaybqaatay dhismaheeda, wuxuuna sheegay in isaga laftirkiisu uu qayb ka ahaa isimidii dhidibada u taagay Dowladda Puntland.

Maxamed Lakiman ayaa waraystay Suldaanka oo ku sugan magaalada Salzburg ee dalka Austria.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • guuleed ahamd moh'med 7 years ago

    waa arin fiican oo oo soon dhawaynteed leh waan taageersanahay

DISQUS: