Soomaliland, oo ka jawaabtay eedayn Puntland u jeedisay.

HomeWararka

Soomaliland, oo ka jawaabtay eedayn Puntland u jeedisay.

Wasiirka warfaafinta Soomaliland, Saleeban Cali Koore, ayaa sheegay in uusan ka jawaabayn hadalasa xanafta leh ee ka imanaya Puntland. Wuxuu sheega

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wasiirka warfaafinta Soomaliland, Saleeban Cali Koore, ayaa sheegay in uusan ka jawaabayn hadalasa xanafta leh ee ka imanaya Puntland.

Wuxuu sheegay in ciidanka Soomaliland, ay tageen dhulkoodii ayna ku socdeen rabitaan Shacab waa sida uu hadalka u yiriye.

Puntland, ayaa ku eedaysay Soomaliland, duulaan ay ku soo qaaday deegaanna nabdoon oo gobolka Sool, ku yaal iyo carqaladaynta nabadeynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sanga-jabiye.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Waxaan layaa banaha aaway ciidankii somaliya waa maxay waxaka dhacay magaalada muqdisho

  • Abshir 2 years ago

    Somaliland waxay wado wax aan fiicnayn

DISQUS: