Soomaliland, oo ka jawaabtay eedayn Puntland u jeedisay.

Soomaliland, oo ka jawaabtay eedayn Puntland u jeedisay.

Wasiirka warfaafinta Soomaliland, Saleeban Cali Koore, ayaa sheegay in uusan ka jawaabayn hadalasa xanafta leh ee ka imanaya Puntland.

Wuxuu sheegay in ciidanka Soomaliland, ay tageen dhulkoodii ayna ku socdeen rabitaan Shacab waa sida uu hadalka u yiriye.

Puntland, ayaa ku eedaysay Soomaliland, duulaan ay ku soo qaaday deegaanna nabdoon oo gobolka Sool, ku yaal iyo carqaladaynta nabadeynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sanga-jabiye.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Waxaan layaa banaha aaway ciidankii somaliya waa maxay waxaka dhacay magaalada muqdisho

  • Abshir 2 years ago

    Somaliland waxay wado wax aan fiicnayn

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com