HomeWararka

Soomaliland: Natiijada gobolka Togdheer Ee golaha wakiilada oo la shaaciyay

Sidan ayay ukala heleen Xisbiyadii tartamay natiijada Golaha Wakiillada gobolka Togdheer:- Waddani 7 Kulmiye 4 UCID 4 Waxaa hoggaaminaya gobolka Togdheer xisbiga Mucaaraadka ee Wadani, waxaana halkaasi uu ka waday bilihii lasoo dhaafay olole xooggan. Lasoco Natiijada gobolada kale.

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xildhibaan horre Cabdibarre oo dhaliilay Hay’addaha Amaanka Muqdisho (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo “Baaqii aan u jeediyey shacabka ee ahaa in aan u midoowno dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaad jawaab cad u tihiin”

Sidan ayay ukala heleen Xisbiyadii tartamay natiijada Golaha Wakiillada gobolka Togdheer:-

Waddani 7

Kulmiye 4

UCID 4

Waxaa hoggaaminaya gobolka Togdheer xisbiga Mucaaraadka ee Wadani, waxaana halkaasi uu ka waday bilihii lasoo dhaafay olole xooggan.

Lasoco Natiijada gobolada kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: