Site icon Radio Daljir

Soomaliland: Natiijada gobolka Togdheer Ee golaha wakiilada oo la shaaciyay

Sidan ayay ukala heleen Xisbiyadii tartamay natiijada Golaha Wakiillada gobolka Togdheer:-

Waddani 7

Kulmiye 4

UCID 4

Waxaa hoggaaminaya gobolka Togdheer xisbiga Mucaaraadka ee Wadani, waxaana halkaasi uu ka waday bilihii lasoo dhaafay olole xooggan.

Lasoco Natiijada gobolada kale.

Exit mobile version