Soomaaliya & Turkiga oo Kawada hadlay Xiririka Ganacsi ee labada dal

HomeWararka

Soomaaliya & Turkiga oo Kawada hadlay Xiririka Ganacsi ee labada dal

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yi

Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)
GAROWE: XILDHIBAAN KA CABANAYA IS HORTAAG AY KU SAMEEYEEN SARAAKIISHA AMNIGA (daawo)
Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Somaaliya

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka iyo sidii Turkiga u taageeri lahaa qorshahaas.

Wasiirka ayaa maanta danjiraha ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda maaliyadda dalka, Turkiga waxaa uu yahay dal si weyn Soomaaliya u garab taagan sida, arrimaha amniga iyo guud ahaan dib u dhiska dalka.

Dowladda Turkiga ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliya, waxaana ay ka taageertaa dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo tababarada Ciidamada dowladda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: