Soomaaliya oo la wareegaysa ciidamada uu tababaro Imaaraatka Carabta(dhegayso)

Soomaaliya oo la wareegaysa ciidamada uu tababaro Imaaraatka Carabta(dhegayso)

Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay la wareegayso Ciidamada uu tababaro Imaaraatka Carabta ee dalka ku sugan.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay Muqdisho wasiirka gaashaandhigga Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu sheegay ciidamada Imaaraatka uu tababaro inay la wareegayso dowladda 12ka April oo ah berri oo ku beegan maalinta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Ciidamada Imaaraatka Carabta uu tababaro ayaa lagu eedeeyaa inay hoostagin dowladda iyo maamulada dalka, ayna yihiin kuwa si gaar ah uga amarqaata dowladda Imaaraatka Carabta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Haday ka yaacayaan one month oo mushahar ah MA siin karaan waa dawlad tuuga ah oo faqri dilooday oo been badan oo musuqmaasuq badan faana badan hadayna

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com