Soomaaliya & Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

HomeWararka

Soomaaliya & Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qa

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari oo la hor keenay eedeesanayaal (daawo)
Xasan Daahir Aweys oo si kulul uga hadlay Xayiraadi shariifka & Arrimo Xasaasi ah.(Daawo)
Wasiir Dhabancad: “ Qarixi shalay ee Gaalkacyo dad ayaa loo xiray (Daawo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann, oo booqasho sharafeed ugu timid, iyaga oo ka wada hadlay danaha dheef-wadaagga ah ee labada dhinac.

kunkanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Midowga Yurub ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinka iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo dhaqaalaha.

Dalalka Midowga Yurub ayaa waxaa ay Soomaaliya ka taageeraan dhinacyada Amniga dhaqaalaha igo tababarka Ciidamada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: