SOOL: Ciidanka SSC-khaatumo oo gacanta ku dhigay taliyihii Saadka ee Ciidanka Somaliland

HomeWararka

SOOL: Ciidanka SSC-khaatumo oo gacanta ku dhigay taliyihii Saadka ee Ciidanka Somaliland

Ciidamada SSC khaatumo ayaa gacanta ku dhigay taliyihii saadka ee maamulka Somaliland sida lagu baahiyey muuqaalo ay baraha bulshada ku faafiyeen ci

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan sagootin ah qaatay Xulka kubada cagta Jubbaland
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caasho Geele oo faahfaahin kabixisay Kulanki Farmaajo uu la qaatay Ururada Bulshada Rayidka (Daawo)

Ciidamada SSC khaatumo ayaa gacanta ku dhigay taliyihii saadka ee maamulka Somaliland sida lagu baahiyey muuqaalo ay baraha bulshada ku faafiyeen ciidanka SSC Khaatumo oo maanta iska caabiyey weerar ay soo qaadeen ciidanka somaliland.

Sidoo kale ciidanka SSC ayaa baahiyey sawirka laba baabuur oo kuwa dagaalka ah oo ay ka qabteen maamulka Somaliland.

Dagaalkan ayaa waxuu kadhacay Tuulada Buq-Dharkayn iyadoo maamulka Somaliland isku dayeen inay xoog ku qabsadaan dhulka SSC-KHAATUMO ee Buq-Dharkayn balse ay ku guuldaraysteen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: