Soo caawi walaal, hooyadan ilmuhu ku xanuunsan yahay| (daawo)

HomeWararka

Soo caawi walaal, hooyadan ilmuhu ku xanuunsan yahay| (daawo)

Walaalayaal soo caawiya 4 jir tuubo caloosha uga jirto xaaladiisa caafimaadna dalka waxba looga qaban waayay. waxa uu ka dhashay qoys danyar ah, lacagta ku baxaysa waa 20kun oo doolar, mana awoodaan. Kalaxirri: 0907713746 -0907709596

Shir gaar ah oo ka dhacay Jowhar
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Walaalayaal soo caawiya 4 jir tuubo caloosha uga jirto xaaladiisa caafimaadna dalka waxba looga qaban waayay.
waxa uu ka dhashay qoys danyar ah, lacagta ku baxaysa waa 20kun oo doolar, mana awoodaan.

Kalaxirri: 0907713746 -0907709596

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: