Muhiimada dhirta| Faai’da ay leedahay iyo mooganaanta Soomalida|(daawo)

HomeWararka

Muhiimada dhirta| Faai’da ay leedahay iyo mooganaanta Soomalida|(daawo)

Dhawaan ayay ahayd markii kooxo qowlaysato ah oo aan dan iyo muraad toona ka laheyn dhirta iyo daaqa ee dalkena Soomaaliyeed ayaa waxa ay jareen geedk

Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Baarlamaanka oo maanta ka shiraya sharciga doorashooyinka dalka

Dhawaan ayay ahayd markii kooxo qowlaysato ah oo aan dan iyo muraad toona ka laheyn dhirta iyo daaqa ee dalkena Soomaaliyeed ayaa waxa ay jareen geedkii Canjeelka ahaa oo boqolaalka sano ay manaa facaad sanjireen dadka iyo duunyada ku dhaqan degmada Isku Shuban e gobolka Bari.

Dhacdadaasi Daljir waxa ay ka samaysay maalintaasi waraysiyo, Warbixin, iyo Barnaamij gaar ah.

Hadaba waa maxay muhiimada dhirta iyo Faai’da ay leedahay? Waxaan su’aashaasi hor dhignay Bashiir Sheekh Yuusuf oo ku taqasusay arimaha degaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0