Somaliland oo sheegtay in Shirqool loo maleegayo (Daawo)

Somaliland oo sheegtay in Shirqool loo maleegayo (Daawo)

Xoghaya Arrimaha Gudaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) ayaa sheegay in Dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya ay khal khal iyo shirqool ku wadaan Somaliland.

Hadalkan ayuu ka sheegay Hargeysa xili uu shir Jaraa’id qabtay Maanta oo isniin ah.

Hoos kadaawo Shirka Jaraa’id.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com