HomeUncategorized

SOMALIA:Ma jiro Darbi laga Dhisay Xadka aan la Leenahay Kenya

Somalia, November 19, 2015 (Daljir) —Xubnaha wafdiga ayaa ka koobnaa guddiyada difaaca, arrimaha dibadda, arrimaha gudaha ee baarlamaanka Somalia, guddigga madaxa-banaan ee xuduudaha iyo federaalka, saraakiil iyo khubaro, xubno ka socday maamulka Jubbaland oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa labada maalmood waxay u kuur-galayeen xaalada dhabta ah ee ka jirta deegaanka iyo cabashooyin ka soo yeeray shacabka magaalada Beled-xaawo.

5 qof ayaa ku dhimatay, 10 kalena waa ay ku dhawacmeen weerar lagu qaaday gaari rakaab ah magaalada Muqdisho.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Kooshin.
Dagaalo sababay khasaaro ka kooban dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Jubada Hoose
Somalia, November 19, 2015 (Daljir) —Xubnaha wafdiga ayaa ka koobnaa  guddiyada difaaca, arrimaha dibadda, arrimaha gudaha ee baarlamaanka Somalia, guddigga madaxa-banaan ee xuduudaha iyo federaalka, saraakiil iyo khubaro, xubno ka socday maamulka Jubbaland oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa labada maalmood waxay u kuur-galayeen xaalada dhabta ah ee ka jirta deegaanka iyo cabashooyin ka soo yeeray shacabka magaalada Beled-xaawo.
 
Socdaalka kaddib, waxay wafdigu soo saareen qodobadan:
 
1. In darbi la dhisay aanu noo muuqan.
2. Inaanay noo muuqan calaamad xuduudeed la bedelay.
3. In la qoday god aan ku qiyaasnay 1.6-mitir oo dhinaca Kenya ku yaalla oo u jira 6-mitir calaamadda xuduudda noo ah, godkaasoo dhererkiisu yahay ilaa 700-mitir.
4. Waxaan Buulo-Xaawo dusheeda ku aragnay waddo la xaaray oo baldoosyo la mariyay.
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: