Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay sii daysmadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay sii daysmadiisa (dhegayso)

Siyasi Cabdiraxmana Cabdishakuur Warsame oo maanta hortagay maxakmada gobolka banaadir ayaa maxkamadu sheegtay inuuusan wax danbi ah laahyn Cabdiraxam

AWDAL STATE | Madaxweynaha Awdal State Jacfar Maxamed oo ka haddlay heshiiska Dekadda Saylac
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shirkii Muqdisho oo wali socda & Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Siyasi Cabdiraxmana Cabdishakuur Warsame oo maanta hortagay maxakmada gobolka banaadir ayaa maxkamadu sheegtay inuuusan wax danbi ah laahyn Cabdiraxamana Cabdishakuur ooo dhawaan dawladu ay gurigiisa Xamar ku yaal ka soo qbatay iyago ku eedeeyay inuuu maleegayay qorshe ka dhan ah dawlada sooomaliya isagoo ka shidaal qaadanaya wadama shihseeye .

Cabdiraxmana Cabdishakuur ooo la hadlay warbaahinta markii uu go,anku soo baxay ayaa sheegay in cadaaladu ay guulasatay waxaana hadalkiisa laga dhadhansan karay inuu gal dacwadeed furan doono .

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: