Siyaasi Cismaan Gamuure: ”Madaxweynaha Somaliland ayaa ka dambeeya hurinta colaadda Tukaraq ”(dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cismaan Gamuure: ”Madaxweynaha Somaliland ayaa ka dambeeya hurinta colaadda Tukaraq ”(dhegayso)

Cismana Maxamed faarax oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka nugaal kana Mid ah aasaasayaashi Puntland 1998dii ayaa ka Hadlay Xiisada Gobolka Sool, Wuxuu ka

P&O Ports oo la Wareegtay Dekedda Bossaso
TOOS: Sheekh Kenyaawi Garoowe & Cafi Walaalka
Shirka Wadatashiga Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya oo Garoowe ka Furmay (dhegayso)

Cismana Maxamed faarax oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka nugaal kana Mid ah aasaasayaashi Puntland 1998dii ayaa ka Hadlay Xiisada Gobolka Sool, Wuxuu ka Hadlay Hadalkii Cabdiraxmana Faroole isagoo sheegay in dalka oo lagu soo duuulay aysan ahyn in Hadalkaas oo kae la jeedsho .

Gamuuure wuxuu sdioo ka sheegay in Wada hadal lagu xaliyo Arinta Tukaraq wuxuuuna Madaxweynaha Soolailand ku Eedeya Hurinta Dagaallkaas wuxuu kale ooo Carabka ku dhuftay inay Jiraan siyaasiyiin ka dabada ka riixaya dagaalkaas

Cabdi xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: