Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo daahfuray Musawac lagu Hago Maraakiibta kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho

HomeWararka

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo daahfuray Musawac lagu Hago Maraakiibta kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala gala

Shacabka abaarta ku ceeroobay ee gobolka Sanaag oo ka cabanaya guddiyo (dhegayso)
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo maanta faafisay nuqulka Carabiga ee Dastuurka KMG
MAANHADAL: Shirkii dhuusamareeb iyo natiijadi ka soo baxday (dhegayso)

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala galay in maraakiibtu ay si fudud ugu soo hirtaan dekadda Muqdisho.

Musawaca oo iftiinkiisa xilliyada habeenkii ay meel fog ka arki karaan howl-wadeennada maraakiibta ayaa sahlaya inay gartaan masaafada dekaddu u jirto iyo inay si fudud ugu soo hirtaan.

Sii hayaha xilka Wasiirka Koowaad ee dalka ayaa caddeeyay in dib u furitaanka Musawaca oo 100 sano jirsaday ay qayb ka tahay horumarinta dekadaha gaar ahaan dekadda Muqdisho oo kamid ah ilaha dhaqaale ee dalka.

Xukuumadda ayaa dadaal xooggan gelisay dib-u-dhiska dalka, waxaana horay sidaan oo kale dib loogu soo celiyay edeegyo muhiim u ahaa dowladnimada iyo dib-u-kabashada dalka

Hoos ka daawo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: