Shacabka abaarta ku ceeroobay ee gobolka Sanaag oo ka cabanaya guddiyo (dhegayso)

Shacabka abaarta ku ceeroobay ee gobolka Sanaag oo ka cabanaya guddiyo (dhegayso)

Waxaa jira dad badan oo ay abaartu ku ceereebooyin, kuwaasi oo ku sugan meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka, gobolka Sanaag oo ka mid ah gobolada ay ku dhufatay abaartii sima oo ay dad badan xoolihii ay dhaqanayeen ku dhaafeen ayaa dadka deegaanadaasi ku dhaqan, waxa ay sheegeen inay cabasho ka qabaan guddiyo ku sugan deegaanada gobolka oo lunsada deeqa ay dadka ugu talagaleen hay’adaha arimaha banii’adantinimada ka shaqeeya

 

Cabdiraxmaan Cismaan Goolle oo ka mid ah dadka ay abaartu saamaysay oo lasoo xiriiray radio Daljira ayaa cabashadooda sidaan u dhigay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com