Sidee Raysal Wasaare Khayre loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo)

Sidee Raysal Wasaare Khayre loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo)

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Waxaa kusoo dhoweeyey maamulka, issimada Puntland oo shir uu uga socday iyo qaybaha kalle duwan ee bulshada magaalada.

Halkaan kadhegyayso

Hoos kadaawo

Daawo qaabka Qardho loogu soo dhaweeyey Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya oo manta gaaray,

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey Magaaladda Qardho Soo Jeediye Nasra Bashir Ali.

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Tuesday, July 31, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com