Sidee Ra’iisul Wasaare Rooble Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyay? (daawo)

Sidee Ra’iisul Wasaare Rooble Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyay? (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor ayaa kusoo dhaweeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com