Sidee ayay ciidamada PFSta ugu guulaysteen in ay fashilaan qaraxyadii lagu aasay bartamaha Boosaaso? (daawo)

HomeWararka

Sidee ayay ciidamada PFSta ugu guulaysteen in ay fashilaan qaraxyadii lagu aasay bartamaha Boosaaso? (daawo)

Kooxda Argagixisada waxa uu damacooda ahaa in ay xasuuqaan shacabka magaalada Boosaaso ku dhaqan kadib markii ay qaraxyo ku aasaan bartamaha magaalada

Dawlada Soomaaliya oo dhegaha ka furaysatay arday ku xaniban Chinaha (daawo)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Kooxda Argagixisada waxa uu damacooda ahaa in ay xasuuqaan shacabka magaalada Boosaaso ku dhaqan kadib markii ay qaraxyo ku aasaan bartamaha magaalada.

sirdoonka Puntland ayaa ku guulaystay in ay kawar helaan xogta qaraxyadan, waxayna ku guulaysteebn in ay kala fur furaan.

Daawo.

Sidee ayay ciidamada PFSta ugu guulaysteen in ay fashilaan qaraxyadii lagu aasay bartamaha Boosaaso?

Sidee ayay ciidamada PFSta ugu guulaysteen in ay fashilaan qaraxyadii lagu aasay bartamaha Boosaaso?

Posted by Radio Daljir on Wednesday, December 18, 2019

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • KKKKKKKKKKKKKKK…
    YAA BEEN LAYDIIN SHEEGIN 
    NISA,PL,ISIS,ALSHABAB,CIA,MI6,MOSSAD,BSF,UAE,SACUDI,QATAR,MOSSAD,AMISOM,UNSOM WUXUBA HAL MEEL BAY AWAAMIIRTA KA QAATAAN.

DISQUS: