Shirkii Xukuumadda Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo lasoo gabagabeeyay

Shirkii Xukuumadda Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo lasoo gabagabeeyay

Waxaa lasoo gabogabeeyey shirka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Beesha caalamka ee Siyaasadda loo dhanyahay, iyada oo labada maalin uu socday lagu soo bandhigay doodo kala duwan oo taabanaya hortabinnida xukuumadda ee 2024-ka iyo sida ay tahay looga gacan siiyo gaarista yoolka.

Wasaaradda Arrimaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta iyo hey’adaha kale ee dowladda Soomaaliya waxaa ku wehliyay Ururro, dalal iyo hey’ado kale oo kaqeybgalay shirka sida: UN. OIC, EU, ATMIS, USA, UK, Norway, Turkey, Finland, UNDP iyo qaar kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com