Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada oo galay maalintii 2aad

HomeWararka

Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada oo galay maalintii 2aad

Kulamadii Muqdisho uga socday madaxda maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa galay maalintii 2aad w

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Billad-Sharafyo Guddoonsiiyey Xulka 17 Jirrada ee gu Guuleystay Koobka Cecafa
Axmed Madoobe,”Ma Rumaysini Nidaamka Federalismka”(Daawo)
Jubbaland oo sheegtay inay fashilisay qaraxyo ay qorsheeyeen Al-Shabaab

Kulamadii Muqdisho uga socday madaxda maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa galay maalintii 2aad waxaana jira isfahan iyo isku soo dhawaansho laga gaaray kala aragti duwanaantii jirtay sida uu Daljir usheegay Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamaca Dabaraani.

Shirkan ayaa looga hadlayaa sidii xal ka gaarista khilaafka doorshada dalka si dalka ay uga dhacdo doorsho loo dhanyahay.

Maalinnimada Talaadada ee soo socota ayaa lafilayaa madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweyne yaasha shata maamul goboleed ee dalka iney Muqdisho ku kulmaan.

Jimcihii la soo dhaafay ayay ahad markii uu madaxweyne Farmaajo uu ergo ahaan ugu diray madaxweyne yaasha Puntland iyo Jubblanad dhigooda Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed si la isugu yimaado miiska wada hadalka.

Beesha caalamka ayaa dhankeeda ku jirta dadaalo loogu gogolxaarayo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka doorshada Soomaaliya ka taagan.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: