Axmed Madoobe,”Ma Rumaysini Nidaamka Federalismka”(Daawo)

Axmed Madoobe,”Ma Rumaysini Nidaamka Federalismka”(Daawo)

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa khud bad qiima badan ka jeediyey shirka ka socda magaalada London.

DAAWO

https://youtu.be/IJ-vsS-Qa2c

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • kherow dhahir 7 years ago

    Ninkan sida hada u ku socdo marki lafiriyo Waxan u maleyni inu yhy farmajo ninki badali laha.

  • guulayso madax weynha jubbaland nin wax badan la socda tariikhda somalia

  • Ahmed cadde 7975195 7 years ago

    Asc Bahda daljir
    Nidamka FEDERALISMKU ma ahan mid dani ugu jirto Somaliya Loogumana talagalin Somaliya oo kale
    Ahmed madoobe waa Farmajaha masaxda maamul gobleedyada
    runta ayuuna dhawantanba kahadlayay

  • mohamed dalmar 906193243 7 years ago

    asc bahda daljir,
    Runtii wa wax aad loola yaabo hab dhaqanka siyaasiyinta somalida, ee ku salaysan hadba sida waqtigu isu rogayo, axmed madobe sow isagu madax kama aha mid kamid ah gobollada federalka.
    shalayna isaga ayaa u doodayey nidaam federaal ah mantana ma aaminsini ayuu ku yiri,waa siyaasad laba af leh.
    waa mahasantihiin.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com