Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Baydhabo

HomeWararka

Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Baydhabo

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirka madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasi oo diiradda lagu saari doono a

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
JIGJIGA OO AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY HANTIDHOWRKII GUUD EE DDS (Warbixin)
Lacagta Shilign Somaliga ah oo mudo kadib laga isticmaalay Baladweyne (dhegayso)

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirka madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasi oo diiradda lagu saari doono arimaha ammaanka, siyaasadda iyo doorashooyinka soo socda ee dalka.

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo Jubaland ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Shirkan ayaa imaanaya iyadoo wali uu jiro khilaaf u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah dowladda faderaalka, iyadoona madaxda Villa Somalia lagu dhaliilayo inay yihiin kuwa kasoo horjeeda nidaamkii faderaalka ee lagu soo doortay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: