Lacagta Shilign Somaliga ah oo mudo kadib laga isticmaalay Baladweyne (dhegayso)

Lacagta Shilign Somaliga ah oo mudo kadib laga isticmaalay Baladweyne (dhegayso)

Magaalada badadweyne ee Xaruna gobolka Hraan Waxaa dib uga bilaabatay Isticmaalka Lacagta Shillin Soomaliga oo Mudo ka hor Halkaas ka joogsatay ka dib Markii lacago Degaano kale lagu Sameeyay ay Sicir barar keneen iyo Amar ay Alshabab dul dhigtay degaanadaas oo aha ainana la aadan lacag degaanada Puntland ka timid oo iyana Shillin Soomali ahayd.

Axxmed Kaynaan Waa gudoomiyaha dhalinyaro Isku Xilqantay Socodsiinta Lacagta Shilin Soomalig Wuxuu radio daljir uga Waramay Siday ugu Suura gashay in lacagtii Shlillin Soomalliag ay Baladweyne ka Shaqeyso Sideed bilood ka dib ..

Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com