Shirkii Golaha wasiiradda DFS oo Amniga & Abaaraha looga hadlay (Daawo)

HomeWararka

Shirkii Golaha wasiiradda DFS oo Amniga & Abaaraha looga hadlay (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga

Xulashadda Daljir | Deeqo Ladan | Daljir Boosaaso
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashoyinka xildhibaanada gobolada Waqooyi
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 35aad

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga, dar-dar galinta Gurmadka Abaaraha iyo barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya.

Shirka oo warbixinno looga dhagaystay wasiiradda Amniga, Arrimaha gudaha iyo Maaliyadda ayaa ugu horayn Wasiirka Arrimaha gudaha looga dhageystay warbixin ku saabsan halka ay marayaan howlaha gurmadka lagu samata bixinayo shacabka Soomaaliyeed, iyo sida ay laga maarmaan u tahay in la sii xoojiyo gurmadka si loo badbaadiyo malaayiin ka mid bulshadeenna oo ay saameysay abaartu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: