Shirki Golaha Xukumadda Puntland oo Arrimo muhiim ka hadlay (Akhriso)

Shirki Golaha Xukumadda Puntland oo Arrimo muhiim ka hadlay (Akhriso)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland iyo Xaaladda Abaaraha Deeganada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com