Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

HomeWararka

Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah looga daahfuray shir u dhexeeya wasiiro ka kala socda dowladda Puntla

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Fah faahin: Taliyaha Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarax lagu dilay Taliye Saldhig (dhegayso)
Soomaaliya oo ka mahadcelisay agabka Caafimaad ee Imaaraadka Carabta u soo diray (Sawiro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah looga daahfuray shir u dhexeeya wasiiro ka kala socda dowladda Puntland, maamulka Galmudug, maamulada gobolka ee labada dhinac gobolka Mudug.

Shirkaani ayaa waxaa looga arrinsanayaa xoojinta ammaanka gobolka Mudug gaar ahaan degmada Gaalkacyo iyo sidii wadashaqayn buuxda ay u dhexmari lahayd Puntland iyo Galmudug.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Xirsi Dhoore Cali 7 years ago

    Dawlada puntland iyo mamulka galmudug
    Noo micneeya bo
    Daljir idacad siyasaded weye ileen

DISQUS: