Shirkad Qaabilsan Nadaafada oo laga furay Caabudwaaq (dhegayso)

Shirkad Qaabilsan Nadaafada oo laga furay Caabudwaaq (dhegayso)

Munaasabad lagu daah furayay Shirkadda Nadaafadda ee Waddani ayaa lagu qabtay magaaladda Caabudwaaq,munaasabada waxaa kaso qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshadda Cabudwaaq iyo masuuliyinta degmadda.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com