Shir Xasaasi ah oo Garoowe ka furmay

Shir Xasaasi ah oo Garoowe ka furmay

Garoowe Madaxtooyada Puntland waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo marxladda uu dalku marayo, waxa ka qeybgalay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Goleyaasha Dowladda Puntland.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaanna isbeddellada ay waddo xukuumadda DFS ee Dastuurka.

Diwaanka Wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com