Shir ku saabsan sare uqaadista waxbarashada gabdhaha oo Jariiban lagu qabtay (dhegayso)

Shir ku saabsan sare uqaadista waxbarashada gabdhaha oo Jariiban lagu qabtay (dhegayso)

Dood cilmiyeed ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada Gabadhaha ayaa lagu qabtay degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

wariyaha Daljir Cabdikheyr Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.
https://soundcloud.com/user-995878235/warbixinta-jariiban.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 3 weeks

    WAR DHIBB & HOR ISTAAG BAA KA KIRA WAXBARASHADA GABDHAHA SOMALIYED!!?
    GABDHAHA SOMALIYED MIYAA LAGA HOR ISTAAGAA WAXBARASHADA?
    WAA MAYA.
    LKN WAXAAN U ARKAA MASHRUUC WAXOOGAY DHAQAALE AH AY KAGA SOO QAATEEN (EU) IYAGOO BROBAGAANDO USHEEGAY & IN DUMARKA LOODIIDO WAXBARASHADA.
    ARINKAANI WUXUU KA MID YAHAY ARIMAHA AY U DHAGA NUGUL YIHIIN (EU)IWM OO LAGU SHAXAADO!?!!!.LKN MA JIRTO GUUL DARO AMA HOR ISTAAG DUMARKA SOMALIYED KA HOR TAAGAN WAXBSRASHADA,,BILCAKSI ISKUULADA WAXAABA LA ARKAA IN GABDHUHU KU HOREEYAAN WAXBARASHADA QAARKOODNA AYBA TIRO AHAAN BADAN YIHIIN GABDHUHU.
    WAXAY NGO-yada SOMALIDU UGU SHEEKEEYAAN HAY’ADAHA DEEQ BIXIYAYAASHA & DAWLADAHOODUBA SHEEKOOYINKAAN OOKALE;
    GABADHA & WAXBARASHADA.
    GABADHA & SIYAASADDA.
    GABAFHA & TAKOORKA.
    GABADHA & PLA PLA PLA.
    GABDHAHAYAGU MADAXAY NOO SAARAN YIHIIN LKN NGO-yada WAXAAN DHIHI LAHAA HA KU SHAXAADTEGINA IDINKOO GABDHAHA KA BEEN SHEEGAYA,ILLAAHAY WAX IDIMA SIIYEE.
    .BEENSHEEGA LAFTIISAA DANBI AH.