Maraykanka oo taageeray dibab baxyada ka socda Iiraan

HomeWararka

Maraykanka oo taageeray dibab baxyada ka socda Iiraan

Wasiirka arimaha dibada ee dalka mareykanka Mike Pombeo ayaa sheegay in ay taageerayaan shacab weynaha reer Iiraan ee dhibaatiiyinku lasoo derseen.

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)
Wafdi Ka Socda Dowladda Somalia Oo Ka Qeyb Galaya Shir Looga Hadlayo Shidaalka Afrika

Wasiirka arimaha dibada ee dalka mareykanka Mike Pombeo ayaa sheegay in ay taageerayaan shacab weynaha reer Iiraan ee dhibaatiiyinku lasoo derseen.

Pombeo ayaa yiri: Mareykanku waxa ay garab taagan yihiin shacabka Iiraan ee la ildaran dhibaatooyinka ay kala kulmayaan xukuumada Tehraan.

hadalkan ayaa imanaya iyadoo maalintii labaad ay sii socdaan dibad baxyada ka socda dalkaasi.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAAAAAAAAW
    POLICE-kii ADUUNKA KKKKKKKKK
    MARAYKAN WAA POLICE-kii DUNIDA..
    HABAR MA KAADIDO AAN MARAYKAN OGAYN!!!!!.KKKLKKKKKK.
    WAXAAN MAQLI JIREY:
    “WAAYO?MA MARAYKAN BAA NAGU RAAFAY SIDAAS.KKKKKKKK.”.
    AMERICAN EMPIRE,….YES BOSS.
    RASHIA,IRAN,N.KORIA,TURKI,CHINE.VANASUWELA.SURIA. TODOBADAAS DAL MAHEE DUNIDA INTEEDA KALE WAXAA KA TALIYA AMERICAN EMPIRE.
    XITAA YURUBTII HARAWSAN JIRTEY AFRICA WAXAA U TALIYA MARAYKAN OO U YEERIYA ABCD…XYZ XURUUFTA SIYAASADDA.KKKKKKKK.

DISQUS: