Shir amniga looga hadlayeey oo ka qabsoomay Burtinle

Shir amniga looga hadlayeey oo ka qabsoomay Burtinle

Shir ay isugu yimadeen Maamulka Degmada burtinle Taliyaha Saldhiga nabadoono iyo waxgaradka degmada ayaa looga arinsanayey sidii wax looga qaban lahaa Dhalinyarada xaafadaha degmada burtinle oo xiliyada habeenkiya kooxo kooxo isku weeraraya kuwaas oo khal khal galiyanaya amniga magaalada sidoo kalena hakad galinaya isu socodka magaalada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com