Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay duleedka Carmo (sawiro)

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay duleedka Carmo (sawiro)

Ugu yaraan sadex ruux ayaa geeriyooday, 12- ruux ayaana ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaamada Carmo iyo Carto ee wadada laamiga ee isku xira gobolada Puntland.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari booyad ah iyo gaari shacab ah oo bas ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com