Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo diiday safar uu ku tagi lahaa Kismaayo

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo diiday safar uu ku tagi lahaa Kismaayo

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxa ay ku hakiyeen diyaarad usocotay magaalada Kismaayo oo uu ku safri lahaa madaxweynhii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Diyaarada ayaa loo diiday in ay ka duusho garoonka Muqdisgo xili ay duulimaadkeeda tooska uu ahaa magaalooyinka Kismaayo iyo Nayroobi.

Sheekh Shariif Sheelh Axmed ayaa waxa uu doonayay in uu ka qaybg galo caleemo saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Madoobe.

Majirto wax awr ah oo ka soo baxay madaxweynhii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheelh Axmed.

Khilaafka udhexeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa salka ku haya doorashadii madaxweyne Axmed Madoobe oo ay dowladda qaadcday dib u doorashadiisa.

Diiwaanka warka.

Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com