Shacabka Magaalada Boosaaso oo Soo Dhoweeyey Heshiiskii Puntland iyo P&O Ports (DHEGAYSO)

Shacabka Magaalada Boosaaso oo Soo Dhoweeyey Heshiiskii Puntland iyo P&O Ports (DHEGAYSO)

Shacabka kunool magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhowaan magaalada Dubai ku dhexmaray dowladda Puntland iyo shirkadda P&O Ports ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Dadweynaha Boosaaso oo lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in heshiiskaasi uu ka qaybqaadan doono horumrinta iyo ballaarinta dekedda Boosaaso iyo guud ahaan ganacsiga deegaamada Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com