Shacabka Garoowe oo ka hadlay Geeridii Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee PL (dhegayso)

Shacabka Garoowe oo ka hadlay Geeridii Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee PL (dhegayso)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed ee Magaaladda Garoowe Muxub Maxamuud yuusuf oo nagu soo booqtay xarunta daljir ee Garoowe ayaa tacsi u dirtay allaha u naxariste Gudoomiyihii Maxkamadda sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo Turkiga ku geeriyooday.

Sido kale Gudoomiyaha Xaafadda horseed Muxubo waxay tacsi u dirtay Dhakhtarkii lafaha oo isna ku geeriyooday Nairobi caana ka ahaa Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com