Shacabka Cabudwaaq oo ka hadlay khilaafka Madaxda Galmudug (dhegayso)

Shacabka Cabudwaaq oo ka hadlay khilaafka Madaxda Galmudug (dhegayso)

Xili khilaaf xoogan uu wali kadhex jirro madaxda Ugu saraysa Maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxaya siyaasiyinta iyo bulshadda siyaabaha kala duwan uga hadlaya khilaafkas oo maraya meeshi ugu xumayd.

Qaar kamid ah Bulshadda Cabudwaaq e gobalka Galgaduud oo warbahinta la hadlayaay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafkas,iyago sheegay in xiligan an loo bahnayn khilaaf iyo bur burinta jiritaanka Maamulka Galmudug.

Wariyeehana Cabudwaaq mahad bashiir cismaan ayaa Warbixintan inoo soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com