Senator Fartag oo eedeyeey Dowladda Federaalka (dhegayso)

Senator Fartag oo eedeyeey Dowladda Federaalka (dhegayso)

Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka buurtay dhibaatooyin kala duwan.

Waxaa uu sheegay in amni darrada kusoo kordhay degaannada Gobolka Gedo ay qeyb ka yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gobolkaasi geysay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com