HomeUncategorized

(Sawirro),Munaasabad lagu waynaynayay dhalashada nabigeena Muxamed CSW oo lagu qabtay Gaalkacyo.

Gaalkacyo, Jan 24- Xili maanta meelo badan oo dunida ka mida laga xusay dhalashada nabigeena Muxamed CSW, ayaa magaalada gaalkacyo waxay ka mid noqotay magaalooyinka Soomaalida ee xuskaas lagu qabtay.

Kulan looga Hadlayay Dar-dar galina Mashruuc aJPLG-ga oo lagu qabtay Madaxtooyada Garowe
Jubbaland oo u Hanjabtay dowladda Soomaaliya
Bossaso: War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Bossaso oo lagu sheegay in ciidanka Puntland oo ka dileen Al-shabaab 21 nin.

?

Gaalkacyo, Jan 24- Xili maanta meelo badan oo dunida ka mida laga xusay dhalashada nabigeena Muxamed CSW, ayaa magaalada gaalkacyo waxay ka mid noqotay magaalooyinka Soomaalida ee xuskaas lagu qabtay.
?
Boqolaal qof ayaa isugu yimid garoonka ciyaaraha ee Cawaale halkaasoo maanta duhurnimadiina qado lagu siiyay boqolaalka qof ee isugu yimid.
?
Munaasabad isla taas khusaysa ayaa salaaddii duhur ka dib waxaa lagu qabtay hoteelka Saylaan, waxaana halkaasi khudbado iyo qiimaha maanta oo kale ka jeediyay qaar ka mida culimada diinta ee gobolka iyo masuuliyiin isugu jira dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland isugu jira.
?
Culimadii halkaasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa Sh Mursal Shire Maxamed iyo Sh C/raxmaan Salaad Diirshe.
Deegaanada kale ee Soomaalida ayaa iyaguna qaar laga xusay maalinta dhalashada nabi Muxamed.
?
Diiwaanka Wararka daljir
Gaalkacyo
(S).
?
Daawo Sawirada sida Gaalkacyo looga xusay dhalashada nabiga.
?
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: