Sawirro: Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo firdhiye oo lagu soo dhaweyeey Garoowe

Sawirro: Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo firdhiye oo lagu soo dhaweyeey Garoowe

Hogaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Abdiqaadir Axmed Aw-cali ayaa maanta soo gaaray magalada Garoowe ee cassimada Puntland.

Hogaamiyaha ayaa ka qayb gali doona caleema saarka Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com