
Axad, Oktoobar 18, 2015 (Daljir) —Ciyaartaan lagu maamuusayey is dhexgalka Bulshada ayaa lagu qabtay Degmada Dhusamareb waxaa isku arkay kooxo ka kala socday Cadaado iyo Dhusamareb.
Ciyaartaan oo ay ka soo qeybgalee Bulsho aad u farabadan iyo Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Gobolada Dhexe ayaa labada kooxood waxa ay keeneen barbaro ama Gool iyo Gool.
Dadweynaha Ka Soo Qayb Galay Ayaa Aaad Ugu Riyaaqay Qabka Nabad Galiya Iyo Walaaltinimadda Leh Ee Ay Ciyaartu Ku Soo Dhamaatay Iyadoo Uu Jawiga Magagaladda Uu Ahaa Mid Aaad Uu macaan
FAALLOOYIN & FALCELIN